Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Su’aasha:

Asc  Sheekh waxaan sarifay lacag waxan sarifay lacag qiimihiina waan ku heshiinay laakin anuu kama gudoomin ee wuxuu dhahay waan kasoo dabadiri arintaas ribo miyaa mise waa sax

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah
Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Jawaabta:

Lacag marka la sarifayo waa in gacan ka gacan laysku guddoonsiiyaa, ama wax u dhigmo in akoonka bangiga si toos loogu shubo, haddii kale waa ribo nooca loo yaqaano riba nasii’a    ربا النسيئة .

Marka ha u noqonin arrintaas oo kale, waxaa u fiicnayd inuu kaa deynsado lacag markaas deynta uu iska gudo inta uu dhihi lahaa asoon waxba haysanin lacag ii sarif.

 

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

When exchanging money, it must be transferred from hand to hand, or something equivalent to be deposited directly into the bank account, otherwise it is a type of interest known as riba nasii’a. So don’t be like that, it would be better for him to lend you money and then pay off the debt than to say that he doesn’t have any money to exchange.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More