Site icon Daruur درور

Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa

Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa

Su’aasha:

Niyow guskayga asagon kacsabeyn ayuu aad u kuluulyahay maxa sababa jirka intiisa kale saas maha ruuxa intuu kacsan yahay ayuu qooqan yahan Mise gangarkisa ila guurkisa wuu qoqan yahay Hadi u xaraanta iska ilaliya Mida kuleylkas dumarka madareeman xaga siilka Mise raga kale

Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa
Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa

Jawaabta:

Kulaylka geedka ninka waa dabiici wax dhib ma tilmaamayo siiba qofka marka uu kacsado ayuu geedkiisa kulayl noqonayaa, dumarka aad bay uga helaan ninka geedka kulul raaxo daran ayay dareemaan.

 

The heat of a man’s penis is natural and does not indicate any problem. When a person is aroused, his penis becomes hot.

Exit mobile version