Site icon Daruur درور

Kulankii Khayre iyo Kenyaawi

Kulanka Khayre iyo Kanyaawi oo ah midkii ugu horreeyay ay kulmaan, Khayre oo aad u amaanay ololaha cafiska uu Sheekh Kenyaawi qabanayo maalmahaan, dowladda federaalka oo ilaa iyo hadda soo celin la’ amaanka dalka ayaa waxay bilowday inay ka dalbato wadaadada caanka ah sida Kenyaawi oo kale inay shacabka wax u sheegaan.

Kenyaawi iyo RW Khayre
Kenyaawi iyo RW Khayre
Kulanka Kenyaawi iyo Khayre
Kulanka Kenyaawi iyo Khayre
Kulanka Khayre iyo Sh Kenyaawi
Kulanka Khayre iyo Sh Kenyaawi

sida la og yahay soomaali waxaa dhexmartay qabyaalad iyo dagaalo xun laga soo bilaabo 1991-kii.

marka waxaa lagu xalin karaa arrintan soomaali oo dhan inay rabbigooda u noqdaan oo ay is cafiyaan oo ayiska illaawaan wixii dhexmaray oo ay hal meel kasoo wada jeestaan

Khayre oo Kenyaawi la kulmay

 

Exit mobile version