Su’aasha:
Ku dhawaad waxaan isticmaalaayay caadada siigada muddo dhan 10 sano waxaa doonaya in aan iska dhaafo waxaan rabaa in ogaado mudda aan ka kabsan karo cadadaas xun.
Jawaabta:
Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay iyadoo faahfaahsan waxaad ka raadin kartaa webka daruur.
halkaan waxaad ka heli kartaa dhowr qoraal la xiriira su’aashaada:
-
Sida Siigada Looga Soo Kabsado
-
Siigada Daawadeen U Cunaa Saan Uga Soo Kabsado
-
Qof Muddo Dheer Siigeysanayay Siduu Kusoo Fiicnaan Karaa
-
Ma Jirtaa Daawo Awooda Uso Celineysa Raga Guursan Raba
-
Daal Iyo Caajis Ayaa Igu Dhacay Markaan Joojiyay Siigada
-
Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay
-
Arday Ayaan Ahay Siigaa I Dishay Ila Taliya