Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro
![Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro](https://daruur.com//wp-content/uploads/Kooxda-Algeria-oo-koobkja-ku-guulaysatay-357x210.png)
Koobka qaramada Africa 2019 oo lagu qabtay magaalada Qaahira dalka Masar ayaa ku guuleysatay Algeria, waxay ka badisay dalka Senegal.
![Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro](https://daruur.com/wp-content/uploads/Kooxada-Algeria-oo-sujuudsan.png)
![Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro](https://daruur.com/wp-content/uploads/Kooxda-Algeria-oo-koobkja-ku-guulaysatay.png)
Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday.
Cayaarta waxay ka dhacday dalka Masar.
Dowladaha carabta siiba dalka Masar kuwa ka cayaaro waxay dadka u jideeyeen marka gool la dhaliyo in la sujuudo, Kooxda Algeria waxay ka mid tahay kooxaha sujuuda marka ay gool dhaliyaan