Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay
Kitaabka Caqiida Daxaawiya wuxuu ka mid yahay kutubta caqiidada ugu sahlan waana kitaab qadiin ah
Waxaa lagu tiriyaa kutubta caqiidada ugu horreeyay ee la qoray qarniyadii hore ee Islaamka.
Imaam Adxaawi waxaa lagu tiriyaa culimada salafka wuxuu dhashay sanadka 238 H. oo ku aaddan sanadka 852 M. wuxuu dhintay sanadka 321 H. oo ku aaddan 933 M.
Halkan ayaad ka heli kartaa casharada kitaabka oo taxane ah.
كتاب العقيدة الطحاوية هو واحد من أسهل كتب العقيدة .
يعتبر من أوائل كتب العقيدة التي كتبت في القرون الأولى للإسلام.
يعتبر الإمام الطحاوي عالما من علماء السلف ولد في عام 238هـ الموافق لـــ 852 م وتوفي في عام 321 هـ الموافق لـــ 933 م.
هنا يمكنك العثور على سلسلة من دروس هذا الكتاب
The Book of the Akida of Dahaawi is one of the easiest books of Akida
It is considered the first books of Akida written in the early centuries of Islam.
Imam Adhawi is considered a Salafi scholar he was born in the year 238 H. 852. he died in the year 321 H. 933.
Here you can find a series of book lessons.
Duruusta kitaabka oo taxane ah halkan ka daawo