Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

Kitaabka Caqiida Daxaawiya wuxuu ka mid yahay kutubta caqiidada ugu sahlan waana kitaab qadiin ah

Waxaa lagu tiriyaa kutubta caqiidada ugu horreeyay ee la qoray qarniyadii hore ee Islaamka.

Imaam Adxaawi waxaa lagu tiriyaa culimada salafka  wuxuu dhashay sanadka 238 H.  oo ku aaddan sanadka 852 M. wuxuu dhintay sanadka 321 H. oo ku aaddan 933 M.

Halkan ayaad ka heli kartaa casharada kitaabka oo taxane ah.

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay
Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

 

 

 

 

 

 

 

 

كتاب العقيدة الطحاوية هو واحد من أسهل كتب العقيدة .
يعتبر من  أوائل كتب العقيدة التي كتبت في القرون الأولى للإسلام.
يعتبر الإمام الطحاوي عالما من علماء السلف ولد في  عام 238هـ  الموافق لـــ 852 م  وتوفي في  عام 321 هـ  الموافق لـــ  933 م.
هنا يمكنك العثور على سلسلة من دروس هذا الكتاب

The Book of the Akida of Dahaawi is one of the easiest books of Akida 

It is considered the first books of Akida written in the early centuries of Islam.

Imam Adhawi is considered a Salafi scholar he was born in the year 238 H.  852. he died in the year 321 H.  933.

Here you can find a series of book lessons.

Duruusta kitaabka oo taxane ah halkan ka daawo

Darsiga koowaad: الدرس الأول
Darsiga labaad الدرس الثاني
Darsiga sedexaad الدرس الثالث
Darsiga afaraad الدرس الرابع
Darsiga shanaad الدرس الخامس
Darsiga lixaad الدرس السادس
Darsiga todobaad الدرس السابع
Darsiga siddeedaad الدرس الثامن
Darsiga sagaalaad الدرس التاسع
Darsiga tobnaad الدرس العاشر
Darsiga kow iyo tobanaad الدرس الحادي عشر
Darsiga labo iyo tobadaad الدرس الثاني عشر
Darsiga sedex iyo tobadaad الدرس الثالث عشر
Darsiga afar iyo tobadaad الدرس الرابع عشر
Darsiga shan iyo tobadaad الدرس الخامس عشر
Darsiga lix iyo tobadaad الدرس السادس عشر
   

 

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More