Walaal habaryarta na soo booqatay riyada dhexdeeda wali iskuma aanan dhicin saasey tahayna dad is xiriiriyana ma ahayn marka taasoo kale sow macna kale ma yeelan karto.
Jawaabta:
Marka haddii sidaas ay tahay fasirka riyada wuxuu noqonayaa wax wanaagsan oo aan ahayn wax laga naxo, waxaa muhimsan marka qofka uu riyo soo qorayo inuu faafaahin dheer ka bixiyo riyada, waayo macnaha wuu isbaddalaa marka ay isbaddalaan waxyaabaha qaarkooda.