Site icon Daruur درور

Intaan galmada ku jiro hadey kaadi i qabato masoo bixi kartaa

Su’aasha:

Walaal waligey galmo ma sameynin mana guursanin nin doob ayaan ahay lkn waxaan is weydiiyaa markaa galmada sameynaayo hadey kaadi i qabato maku shubi karaa kaadideyda qofta aan u galmoonaayo su aashaaas iiga jaawaaba.

Intaan galmada ku jiro hadey kaadi i qabato masoo bixi kartaa
Intaan galmada ku jiro hadey kaadi i qabato masoo bixi kartaa

Jawaabta:

Qofka marka uu geedkiisa kacsan yahay maba kaadin karo waxaa is diidaya kaadida iyo kacsiga mana laga yaabo inuu kaadiyo asoo galmo ku jiro.

Taas waxaa loogu talagalay inaysan kaadida burinin biyaha ninka, waayo haddii ay kaadi gaarto biyaha ninka way hallaynaysaa biyaha wax ma tari karaan uurna kama imaan karo.

Exit mobile version