Site icon Daruur درور

Imaam masjid naag uu guursaday nin ku noqotay

Qiso yaab leh ayaa ka dhcday dalka Uganda, imaam masjid ayaa guursaday haweeney kaddib waxay noqotay nin.

Imaamka oo sheegay inuu guursaday haweeney oo loona aqalgeeyay bisha desember 2019-ka , ilaa markaas uusan galmo la sameynin mar kaste uu u baahdo waxay dhahaysay dhiig ayaan qabaa.

Imaam naag uu guursaday nin ku noqotay
Imaam naag uu guursaday nin ku noqotay

waxay sheegtay haweeney ka shaqeyso masjidka imaamka inuu u sheegay naagtiisa inaysan ogolayn dharka inay iska siibto.
ninka marka lasoo qabtay wuxuu qirtay inuu rabay inuu ka xado imaamka hanti sidaas ayuu naag isaga dhigay.
booliska marka ay baareen waxay arkeen inuu nin yahay oo uusan naag ahayn.

Exit mobile version