Site icon Daruur درور

Idil Maxamed waa gabar mudan in lagu daydo

İdil Maxamed Cabdiraxmaan iyo waxbarashada

İdil Maxamed Cabdiraxmaan Waa Hooyo Soomaaliyeed waxay gaartay Nolosha hormar kasoo ah guusha waxbarashada.

İdil Maxamed Cabdiraxmaan iyo qalinjabinta
İdil Maxamed Cabdiraxmaan
İdil Maxamed Cabdiraxmaan iyo waxbarashada

İdil Maxamed Cabdiraxmaan waxay soo wadday Waxbarasho Muddo fog waxayna maanata difacaneysay buuggedii Qalinjabinta Waxay nolosha ka gaartay heer waxbarasho ilaa ay ka noqoto dhaqtarad.

Manata oo ku begned 28.4.2019 Difacashadi buugeda ayaa waxaa so wajahday inay xaaldao kala duwan inta aan la garin difacashada buuggeda oo ay ka mid tahay in noqoto Maamo.

Gabar aqoon ku dadaalayso iyadoo caruur waddo
Idil maxamed
Idil iyo ilmaheeda yaraa

Sida aad ujeeddo waxay xabadka ku waddaa Cunug dhalan wax ka yar afartan maalmood ee loo yaqaanay (Afartanka) waxayna u taagan tahay difacashadi buuggeeda ee qalinjibinteedi.
Sidan ayaa lagu gaaraa guul marka aad aragto gabar umul ah oo haddana rabto inay waxbarato oo ay u samirto, wax caadi ma aha.

gabadhan waxbarashada aad bay ugu sabartay waad garan kartaa naag uur leh xanuunka iyo xakaarka ay la marayso uurka sida wallaca iwm.

waxbarashada cayaar ma aha buugaag in la akhriyo ayay u baahan tahay in la dhafro habeenkii ayaa lagaa rabaa.

wiilasha qaarkooda ayaan sidaas sameyn karin iyagoo cuntadooda loo diyaarinayo wax kaste ay u baahan yihiin ay guriga ka helayaan.
Ilaahay dumarka soomaaliyeed ha ilaaliyo iyo dhammaan haweenka muslinka.

Exit mobile version