Gaariga ugu qurux badan Hyundai Genesis 2019
Waxay ku soo bandhigtay shirkadda Genesis oo raacsan Hyundai carwada lagu qabtay magaalada New York ee dalka maraykanka gaari aad u hormarsan oo lagu tiriyo kuwa ugu qurax badan caalamka.

gaarigan waxaa loo bixiyay Gaariga riyada.
wuxuu u samaysan yahay qaab aad u qurux badan.



baabuurkan koronto ayuu ku shaqeeyaa batariyada marka la kaarikeeyo waxay ku filan tahay 320 kiilo mitir inuu socdo .
wuxuuna socon karaa 100 kiilo mitir hashii saac.