Site icon Daruur درور

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Riyada:

Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn  markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna  waan kacay anoon iska maydhin.

Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah
Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wax degdeg ah inay ku dhaqaaqi doonto iyadoon toosinin ama meesha laga rabay ka gaarin.

Waxaasna nin ayuu la xiriiraa, waxaa laga yaabaa qof iyada wax ka ogaan rabo inuu jiro

 

Riyada kaadida halkan ka daawo

 

The dream indicates something urgent that will move on without directing or reaching the desired destination.

This is related to a man, maybe someone who wants to know about her

 

Exit mobile version