Hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso
Hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso
Su’aasha:
asc hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso xanuunku wuxuu yahay galmada kadib in lugta midig xanuun aad ah ay ka dareento ilaa maalinkaas dhan istaaga dhibo xubinka na aad moodo inuu soo dhacayo.

Jawaabta:
Dumarka qaar markay uur qaadaan aad bay u dhibsadaan galmada waxay kala kulmaan xanuuno kala duwan sidaad sheegtay, waxaa ugu fiican arrintaas in la baaro oo dhakhtarad aad u tagto.
Laakin waxaa jira qaabab dabiici ah oo laysaga ilaalin karo waxaa ka mid ah in galmada aysan noqonin mid xoog ah sidoo kale haddii qoyan aan jrin in la mariyo waxyaalaha qooya farjiga haweenka, sidoo kale inaad ka ilaaliso lugaha muddo inay kor u taagnaadaan, waxaa kaloo fiican ninka xiliga galmada inuu si fiican ugu daliigo xaaskiisa dhabarka iyo cajiraha iyo qoorta taas waxay nafteeda u diyaarinaysaa galmada aan dhibka lahayn, waxaana ugu fiican inay jiif dhinac dhinac u sameeyaan galmada, sidoo kale inuu ninka ka fogaado galmada foorarka oo muddo lagu daahayo.
Laakin sidaan kuu soo sheegay waxaa habboon in la baaro dhibka jira asalkiisa meeshuu kayimid.
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa
Some women experience a lot of discomfort during sex when they get pregnant and experience various pains as you mentioned. It is best to get tested and see a doctor.
But there are natural ways to prevent this, including not having sex as vigorously, and if there is no moisture, applying lubricants to the vagina, and avoiding standing with your legs up for a while. It is also better for the man to rub his wife’s back, hips, and neck well during sex, which prepares her for trouble-free sex. It is best for them to lie side by side during sex, and for the man to avoid bending over and having sex for a while.
But as I have told you, it is better to examine the source of the problem.