Site icon Daruur درور

Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa

Su’aasha:

Asc, walaalaha daruur. Ilahay misanka xasanadka ha idin saro dadka aad hawshan uu haysaan. Inta kadib waxan rabaa inad ii fasirtaan riyo ay hooyaday ku riyootay. Hooyaday waxay ku riyootay warqad lo keenay oo lugu leeyahay wiilkaga warqadaan uu saxeex yadna way saxeexday.

Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa
Hooyo ku riyootay iyadoo wiilkeeda warqad u saxeexaysa

Jawaabta:

Riyada waa riyo tilmaamaysaa inaad heli doonto wax kaa farxinaya, waana wax weyn noloshaada wax ka badalaya, waa riyo bishaaro ah, sidoo kale waxaa laga fahmayaa riyada hooyadaada inay kuu duceysay oo ay raalli kaa tahay, taasna waxay keenaysaa mustaqbalka inaad liibaani doonto inshaa Allaah.

Exit mobile version