Site icon Daruur درور

Hooyadayda waxay ku riyootay nabi MUXAMMED (NNKH)

Su’aasha:

ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK
HOOYADAYNA WAXAY KU RIYOOTAY
WAXAYKU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) OO SIFIHII QURANKU SHEEGAY LEH YACNII MARKAY TILMAMAYSO WAA SAX WAA NABI MAHAMED (SCW)
WAXUU IGU YIDHI BAY TIDHI SIJAAYADA TOOSI
ALLAH MAHADLE.

Hooyadayda waxay ku riyootay nabi MUXAMMED (NNKH)
Hooyadayda waxay ku riyootay nabi MUXAMMED (NNKH)

Jawaabta:

Riyada nabi Muxamed (SCW) waa riyo xaq ah qofkii arkana waa qof nasiib weyn leh, inshaa Allaah qofkaas si dhab ayuu ugu arki doonaa aakhiro, jannada ayuu kula kulmi doonaan, taasna nabiga ayaa sheegay sida xadiiska saxiixa uu tlmaamay, marka hooyadaada waa qof wanaagsan oo khayr Ilaahay siiyay.

Exit mobile version