Waxay sheegayaan warar ka imaanaya Soomaaliya gaar ahaan xaafadda xaawo taako ee magaalada Baladweyn.
Ninkan waxaa lagu magacaabaa Cumar Macallin Maxamuud wuxuu ahaa macallin dugsi waxaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday sun la siiyay daraaddeed, waxaana sunta siisay xaaskiisa oo masayr hayay, waxay sunta ugu dartay cunto uu cunayay waxayna ahayd cuntadaas cashada.
Marka sideed u aragtaa dhaqankan khilaafsan diinta oo dumarka soomaaliyeed ay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan.
Dhacadadan dhowr meel ayay ka dhacdaa laakin inta badan lama baaro.
Waxaa jira dumar badan ragooda sidaas ku dilay oo aan laga warqabin.
Soomaalina ma jiro wax baaritaan la dhaho.
Xisgho:
https://twitter.com/cabdi_mahad123/status/1415461946795638784