Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920.

Hargabkan wuxuu dhuftay caalaamka sanadka 1918.

dadka ku dhintay Hargabka Spain 1918
dadka ku dhintay Hargabka Spain 1918

wuxuu ku faafay meel kasta, wuxuu ku caanbaxay hargabka Spain waxaala sheegay inuu ku dhacay in la eg 500 malyal qof .

waxaa ku dhimatay tiro u dhexaysa 50 ilaa 100 malyan qof, tiradaas oo gaaraysa laballaabka inta ku dhimatay dagaalka koowaad ee dunida.
waxaa la sheegay inuu kasoo bilowday cudurkan dalka Austria sanadka 1917-kii kaddib wuxuu ku faafay dunida oo dhan.

hargabka wuxuu ahaa ugu daran dunida ku dhaco inta aan ognahay.

wuxuu aad ugu faafay dalalka yurub iyo maraykanka. tirada dadka uu leeyay mahayn wax yar.

dad badan ayaa hadda ku shabahaya corona virus siduu ugu faafayo dunida.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More