Site icon Daruur درور

Haddii geedka sariirta lagu qaqabto siigo miyaa

Su’aasha:

Asc walaal Marwalba Sariirta aan seexdo waan ku qaqabtaa geedka maxaa talo ah.

Haddii geedka sariirta lagu qaqabto siigo miyaa
Haddii geedka sariirta lagu qaqabto siigo miyaa

Jawaabta:

Waa nooc ka mid ah siigada, ninka hadduu sariirta geedkiisa ku qaqabanayo oo sidaas uu ku biyabaxo waa siigo.

Marka siigada iska jooji, webka Daruur.com ayaad ka heli kartaa siigada qaabka loola dagaallamo iyo qaabka ugu fudud lagu joojin karo, su’aalo badan ayaan ka jawaabnay oo la xiriira mowduucan, webka meesha laga raadiyo ka baar.

Exit mobile version