Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa

Su’aasha:

Habeenka laylatu qadarka astaan ma leeyahay oo lagu garan karo mise ma laha.

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa
Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa habeenka laylatu qadarka in wax kaste la gooyo habeenkaas waxaa la qoraa dadka noolaanaya iyo dadka dhimanaya sidoo kale dadka liibaanaya iyo dadka khasaaraya waa habeen barakaysan, cibaadada habeenkaas waxay u dhigantaa siddeetan iyo seddex habeen hibaadadooda, habeenkaas wuxuu u badan yahay tirada kisiga ee tobanka dambe inkastoo Ramadaanka maalmaha kale laga heli karo.
Culimada waxay u sheegaan calaamad lagu garto habeenka laylatu qadarka taasna waa in qorraxda subaxda habeenkaas ay saafi tahay wax shucaac aysan lahayn.

Waa habeen qiima badan:

 

{إِنَّا أَنْزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ * وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ * لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ * تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِمْ مِنْ كُلِّ أَمْرٍ * سَلَامٌ هِيَ حَتَّى مَطْلَعِ الْفَجْرِ}

(Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka Laylatul Qadarka ah (sharafta leh). * Ma taqaanna Laylatul Qadarka. * Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale). * Waxaana soo daga Malaa’igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa * Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi) .

ku duceyso ducadan:

 

«اللُّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ العَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي»

(Ilaahow waxaad tahay cafiye waxaadna jeceshay cafiska ee i cafi).

First of all, you know that the night of Laylatu is the measure that everything is cut off that night is written for the living and the people who die as well as the people who win and those who lose is a blessed night, the worship of that night is equal to eighty-three nights in their prayers, that night is more than the number of people who live and the people who die even though Ramadan can be found on other days.
Scholars tell them a sign that identifies the night of Laylatu and this is that the sun in the morning of that night is pure for something that does not have radiation.

Imisa Nabi ayaa jiray oo Alle waxyi kusoo dejiyay

Qisada Nabi Suleymaan CS

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More