Site icon Daruur درور

George W Bush oo qoxootiga difaacay

George W Bush wuxuu ka mid yahay xisbiga Jamhuuri ama Repoblic, Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2009-kii.

George W Bush oo qoxootiga difaacay
George W Bush oo qoxootiga difaacay

wuxuu aad u difaacay dadka qoxootiga ama soo galootiga dalka maraykanka.
Bush wuxuu yiri: Xoxootiga waa naxariis loo baahan yahay.
taasoo khilaafsan siyaasadda madaxweynaha maraykanka Donald Trump.
Trump oo ku caan baxay nacaybja dadka koxootiga siiba marka ay yihiin muslin.

Exit mobile version