George Bell oo ah Wasiirka Qasnadda (maaliyadda) ee Vatican oo labo caruur kufsaday, labadaas caruur oo da’doodi ahayd 13 sano.
sidoo kale caruur kale ayaa lagu haystaa inuu kula kacay fal edebdarro ah.
wasiirkan oo joogay markaas kaniisad ku taalla magaalada Melbourne ee dalka Australia, ninkan oo ahaa lataliyaha ugu weyn oo boobka kirishtanka caalamka.
raga kirishtanka oo kaniisadda u go’ay ma guursadan, waxay ku kacaan inay fara xumeeyaan naagaha ama caruurta yar yar, aad bay u dhacdaa arrintaas, siiba wadamada reer galbeedka.