Site icon Daruur درور

Geed caday iyo dumar badan ayaan ku riooday

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin Xayaa kumulaah
waxaan ku riyooday gaadhi way oo uu kabuuxo geed caday qoyan oo hada lasoo guray oo caleentii qoyan tahay
waan u tagay waxuu ii dhiibay xagal dhan kabacdi waxaa kusoo ururay dumar aad u faro badan kabacdi meeshiiba buuq bay noqotay
Allah mahadle.

https://daruur.com//wp-content/uploads/Geed-caday-iyo-dumar-badan-ayaan-ku-riooday.jpg
Geed caday iyo dumar badan ayaan ku riooday

Jawaabta:

Riayada waxay tilmaamaysaa fidrada iyo sunnada nabiga (SCW) inaad raaci doonto, geedka cadayga wuxuu astaan u yahay dahaarada iyo sunnnada, marka waa riyo  khayr ah,  waxaa kaloo riyada laga fahmayaa guur badan inaad guursan doonto, dumarka ayaana tusaya oo meesha aad kusoo ururisay.

Exit mobile version