Geed aad u macaan badan malab oo kale ah
Geedka Muryada loo yaqaano waa geed caan ah, oo ay dad badan soomaali ah yaqaanaan,
geedkan aad buu macaan badan yahay, mirahiisa waa sida sawirka ka muuqato.
dhacaan buu leeyahay oo malab oo kale ah, waxaa laga yaabaa dad badan oo soomaali ah inay u yaqaanaan magac kale.
qofkii magac kale u yaqaano comment ha kusoo caddeeyo si loo ogaado magacyada kale uu leeyahay.
waayo dadka soomaali ku nool lahjado badan ayay ku hadlaan,
xitaa dadka ku hadla lahjada mayga ama maxaa tiriga dhexdooda ayaaba kala qaybsamo .
fadlan soo sheeg magaca aad u taqaano
Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa
تُفيد تلك العشبة في علاج أمراض البروستاتا لدى الرجال
يُستخدم زيته كدهان لمرضى الروماتيزم وعرق النسا
يُستعمل لعلاج الحمى والإمساك ،ويعمل كمُلين جيد للأمعاء
منقوع النبتة يستخدم كغسول للعين لعلاج أي التهاب بها
يُعالج الاكزيما التي تظهر في فروة الرأس