Gabar sedex riyo yaab badan ku riyootay iyo fasirkooda
Su’aasha:
asc wll wan idin salamay wxd iii fasirtan waxan ku riyoodey meel waxbarsho hablo badan joogay macalinki ayaa quraan shidey agtisan fadhiya anigo laba hablod .quranki maqley ayanqeyliyey sida gabdhah jin ku jiro waxn daren sana niyada iska lahaa jin kuguma jirin wax maxay wn xanunsdey hablo aya cinjir ama sheygan plasica kla baxa gacanta midig igaga dhuftey waxn
Aha sida ruux jin ku jiro caadi ahana jin malihi
Riyada labad waxn ku riyodey shaqsi gabadha oo caana ayan utagay waxy joogtey guri weyn waxakle ku xigey reeer qaba beer waxa ku yalay dhir dogleh waxa agjogey sac ama lo inta kadib gabdhi waxay i xidheysey goono ama top cas waxa kle ila socotey walasheyda yar top cas ama guduud ah anigana mid gudud idhibtey wu iga weynadey hadana ku madow idhibtey
Riyada sadexad waxa aheyd anigo isla gabadha riyada hore la joga waxa naguso yaacay dad foolxun sida filimada ku dawano khaakhyad ama fanyar iyagu kaso yacayen aniguna ul intan qatey ayan ku seexiyey mar qudha kadib gabadhi aya igu yedhay gabdhkle igutidhi maxay ledahay
Intan gaabadhi qabtey ayan dhulkajifiey ku fadhistey xuman kusameyey mashegi kare macnaha kufsadey bal iso fasir wll
