Gabar riyo ku aragtay saaxiibteeda oo u imaanaysa
Su’aasha:
asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib aheyn mudo badan hada se isku wacneyn xidhiidh ficn nama yal se wan wada hadlney malmo waxn ku riyodey iyado ii timid igu leh sidii mad iga xanqsanthy kaly saxibtimadi ayan raba kadib waxn kulaha waxba kuma qabo wll kadib meelban wada fadhisany waxy sidatey cunug waxy ii shegy in la guursadey wan wada shekeysanyn wada qosleyny gabadhas sida cadiga lama qabo cunugna ma heysto
