Turkish girl writing the Holy Quran by thread and needle.
Gabar ayaa ku qortay dun iyo cirbad musxaf dhammeystiran.
waxaa la sheegay inuu qaatay 3 sano quritaankiisa waxay adeegsatay dun.

gabadha waxay u dhalatay Turkey waxay jirtaa labaatan sano






Gabadha oo sheegtay inay goor dhow soo islaantay oo ay la dhacday qiimaha ay leedahay diinta islaamka iyo shareecada islaamka waxay la yaabatay quraanka siduu u yahay kitaab aad u macaan badan oo si mucjiso ah isugu taxan, markaas waxay go’aan ku gaartay inay kitaabka quraanka ku qortay xirfad ay aad garan jirtay.
waxay sheegtay gabadhan musxafkan inay iyada sameysatay si ay uga akhrisato quraanka kariimka.
musxafkan baalashiisa waa maro oo khafiif ah ma aha waraaqo sida ay yihiim masaaxifta kale caadiga oo la yaqaano.
wuxuu u qoran yahay qaab qurux badan.
waxaa xaqiiqo ah kitaabka quraanka inuu yahay kitaab aad u ilaalsan oo aan taxriif lagu sameyn karin.
quraanka kariimka waa kitaab mucjis ah