waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland.
Goroob Iyo Godob Rageed buuggii ka xanaajiyay raga Soomaaliyeed
buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed.
sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka.
buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad ka dareemi kartaa buugga waxyaalo badan inuu taabtay oo bulshada soomaaliyeed iyo haweenka noloshooda la xiriira.
sheekooyinka naagaha garoobada iyo kuwa ragoodi dayacay ayaa sheekada buugga sal u ah.
Buugga Goroob Iyo Godob Rageed
Si kaste ha ha ahaatee buuga waa fikaradda qofka qoray way dhaici kartaa waxaalaha kusoo arooray oo la xiriira raga qaar inay qaldan yihiin.
wixii fikir aad ka qabto halkan kusoo qor.
warka oo faahfaahsan BBC laanta af soomaaliga ka akhriso