Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jan 28, 2022 526 0 Su’aasha: Riyo ano waxan arkay ano tartan u galaya quran waxan aqriyay surah al fil almtara codmcn kadib waxan is arkay ano uxiran rux dumara ani iyo dadkale raga waxay goy neysey xubinta taranka waxay naheysatay maqas oo aad bey uqeyliyen mid markay jareyso xarigi wan iskafuray ruxi dadka dhibayay maqas kikuladhagay oo dhuunta ugajaray wankuqalay dadkina kafakaden ana cararay oo dadki ayan mel uguimid midkamida ano sita jalamad madow horana kacad Gabar ku riyootay tartan quraan iyo xiritaan iyo dad xubnaha laga jarayo Jawaabta: Riyada waa digniin adag waxay tilmaamaysaa inaad ka fogaato dadka daalimiinta ah, waxaa jira dad sumcaddaada dhaawac gaarsiin raba oo fadeexo ama ceeb kaa faafin raba laakin waad ka guulaysanaysaa sumcad fiicanna waad helaysaa. Riyada QuraankaRiyada Suuratulfiil 0 526 Share