Gabar ku riyootay saxaabiga Abuubakar Sadiiq (RC) oo duceynaya
Su’aasha:
Asc bahda daruuro waxaa hada ko hor kuriyooday anoo asxaabtaii rasuulka( csw) la tukanayaa oo uu salaada naga bixinayo Abubakar sadiiq ilahay haka raali noqdee oo ani iyo laba gabdhood oo xijaban caan ku daba tukanayno wax sudrada ma noo dhaxayn meel banaan ayayana hayd gadaashooda ayaana ku tukanaynay geed aan garanayn ayaana hortanada ku yalay markaan kabaxnay salaadii waxaa noo ducaynayay abubakar alsadiiq waxaa lagaray qiyamihii oo dhulka meelkasta oo kamida dad ayaa ka soo baxayay anaga lkn waan iska fadhinay markaan tukanay waxaa noo ducaynayay abubakar dad ka dhulka ka soobaxaya way badnaayeen maxay noqonkartaa wll.

Asc wll Habeen ayaa waxaan ku riyooday nin asiga dhan wada cad ma sheegi karo in uu saxaabi yahay iyo in kale wajidiisana waxaa qarinaayay iftiinka ka soo baxaayo asiga ka dib ayaa wuxuu ii dhiibay seef iguna dagaal adiga ayaa hogaaminaayo dagaalkiina guul ayaan ka keenay ka dib wuxuu igu adiga ayaa madax ka ah meeshaan hada ka dib wll please fasirkeeda ii sheega pls
ws riyada meesha loogu talagalay kusoo qor walaal comment ahaan ha usoo dirin