Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Su’aasha:

Sheik Markan dukaday habeenka jmcaha so galeysay ee bishi kowad 2021 salatul leylka tukaday oo an suratul baqara aqriyay baan kuduceystay

(رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْـزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ)

( رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ )

Kadib saliga nabiga saliga ibraahiimiyada kadib ban seexday waxan ku riyoday nin magaciisa la yiraahdo dalmar oo aad u qurux badan oo iso doontay lacagna leh ilehna 100 neef oo ariya baa la qalaya arooskaga ina jecl oo aad iigu qanacsan ilehna ehel asxaab arooskaaga qofwalba kaso qeybgalaya hotelna laguma dhigayo buuraha quruxda badan ba lagu dhigaya arooska dadka imanayana basas baan uso diraya ey ku yimadan arooska ban kaso kacay hurdada ee macalin maxey tahay riyadaas.

Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay
Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Jawaabta:

Riyada waa riyo farxad ah oo tilmaamysa mustaqbalka dhow inaad heli doonto nin aad u wanaagsan ku qancin doono oo kuu samayn doono waxa aad jeceshay waana nin dalka aan joogin wuxuu ka imaaayaa dibadda.

 

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

 

الحلم حلم سعيد يشير إلى أنك ستجد في المستقبل القريب رجلاً طيبًا للغاية يرضيك ويفعل ما يحلو لك وهو رجل غير موجود في البلاد ، وسيأتي من الخارج.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More