Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Su’aasha:

Walaal waa mxay tahay fasirka riyada adigo guursanaya qof aad taqaano laakin wax aadan xiriir walaalnimo mooye wax kale idink dhaxayn shukran.

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso
Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Jawaabta:

Riyada guurka inta badan kuma furanto guurka laftiisa, macne kale ayay yeelanaysaa.
Gabar aan xaas ahayn hadday ku riyooto iaydoo guursanaynso qof ay garanayso riyadaas waxaa lagu fasiraa inuu usoo socdo gabadha khayr badan iyo barwaaqo iyo nolol fiican.

Marka riyada lagama wado ninka aad aragtay ayaad guursanaysaa inkastoo ay dhici karto.

Marka riyada guurka siyaabo badan ayaa lagu fasirayaa waxay ku xiran tahay qofka arkay.

iyo xaaladda uu ku sugan yahay dhammaan waxaas oo dhan riyada ayay baddali karaan.

Raadraac

The dream of marriage does not usually open to marriage itself, it has a different meaning.
If a non-married woman dreams of marrying someone she knows, it is interpreted as a good girl, prosperity, and a good life.

When the dream is not driven by the man you have seen you will marry even though it may happen.

When the dream of marriage is interpreted in many ways depends on who saw it.

and the situation in which he is in all of this can change the dream.

 

 

Exit mobile version