Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay
Su’aasha:
Asc bahda daruuro waxaan igu soo noq noqta anoo adhi ay hooyaday leedahay horwayminaya oo aan isleeyahay hooyo xooga soo hay bay rabtaa ana aan niyada ka leyahay arigan ma raaci kartide maxaa samaysaa mar mar wuu iga lumi wana helaaa wayna igu soo noq noqotaa.
