Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo
Jazakaallh
Waxan ahay gabar waxan arkay riyo waxey ka bilabatay gabar yar oo maro ku duuban wijigeda cadankisa o kaliya ayan arkay weyna jiiftay waxan darensanahay ina aniga dhalay gabadha waxa ii timi naag diriska eh wexena iga qadate warqad dhaqtarka aan ku dhalay maxad oga celi wesay ayan is laha anigane wan ka naxsanay qadasha warqada.

Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban
Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waqti aan sii fogeyn oo aad ubad dhali doonto laakin waxaa lagaaga digayaa dumarka xaasidka ah oo laga yaabo inay si qarsoon kuula dagaallamaan, naagta aad riyada ku aragtay waa astaan tilmaamaysa maseyrka iyo xasadka dumarka ay dumarka kale u miijiyaan, marka iska jir dadka qaar siiba dumarka aan niyad wanaagsan lahayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More