Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

Riyada:
Asc bahda daruuro xalay waxan ku riyooday anoo guriganagoo mar hore igu danbaysay jooga oo cunug haysta iyo walashay oo iyana cunug haysata iyo hooyaday oo umushay gabar waxayna umulatahay hooyo 14 bari baan lahaa markaa waan islajoognay xaafda hooyo markaa waxaan booqday dariska oo waa hore iigu danbaysay gabr waa hore iigu danbaysay oo wiil haysataan u tagay waana is waree sanaynay waxaana ii saarnaa cilaan quduudan oo qur xan cagaha iyo gacmaha waxay igu tiri manshaa Allah sanadkaan xaafadiina way wada umushay

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta
Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn inay idin soo socoto waa riyo khayr iyo bishaaro wadata

 

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

 

يشير الحلم إلى أن السعادة العظيمة تأتي إليك ، فهي حلم بشرى سارة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More