Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso
Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso
Riyada:
Waxaan ku riyooday aniga oo dad gaagaaban oo madmadow ashahaadada uqabanaya oo ay iga daba akhrinayaan ay igu wareegsan yihiin Ana aan ku dhex jiro waana dad fara badan

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof wanaagsan oo diinta ku dhaqamayso.
Waa bishaaro oo tilmaamayso toosnaanta aad ku toosnaan doonto diinta islaamka
The dream indicates that you will be a good person and practice religion.
It is good news that indicates the righteousness of islam.