Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay cuncug ka saqiiray

Jawaabta:

Asc riyo waxan kuriyoday waxa iwaday waxanan garanen oo la igeeyay wil yar oo iga saqiray ayan kahor sicadiya saqirkiyo kujira meelkulel badan oo waxana umoda in laforneyay o ladubay aad ayan uqalqala markas wll ifasira wanlayabe

Gabar ku riyootay cunug ka saqiiray
Gabar ku riyootay cunug ka saqiiray

Su’aasha:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inaad la kulmi doonto, go’aanno qaldan inaad qaadan doonto, waa digniin iska ilaali inaad ku dhacdo qalad xagga go’aanka ama inaad sameyso arrin aad ka shallaayi doonto.

Exit mobile version