Gabar dagaal na dhexmaray oo laabta i galisay
Su’aasha:
Asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib ahan jirney hada se xidhiidh saxibtinino na dhex oolin dagal horena na dhex maray hada walalnimo isku nahnay waxn arkay aniga iyo laba hablod walalo nahnay nagaso hor baxdey riyadii kadib wey salamen wey kaqadey wey la had hadashey aniguna niyada ayan ka idhi wadinkii isku cadheysanaaa hala hadlin wan kasi jeestey intey ila hadashey ayey laabta igalisey si kalgacal leh maxa riyada lagu fasiri kara wllo inta xuman hada nama dhextalo
