Site icon Daruur درور

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa

Su’aasha:

Walaal gabar bikro ah, hadaan ku siigeysto ama aan la raaxeysto anoonan xubinteeda aan xubinteyda galin lkn ay afkeeda biyaha iigaga keento, ma waxay la mid tahay inaan u galmooday mise waa wax iska caadi gabadhuna waxay ka baqee hadaan siilka ka waso inay bikro jabto oo wax kale ku soo baxaan iisoo jawaaba si dhaqsi leh.

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa
Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa

Jawaabta:

Waxaad ogaataa haddii xubintaada taranka aad ka galiso jeexa fuuraha xubinta gabadha waa sino, sinada kaliya ma aha inaad gabar garoob ama naag furan inaad xubinta u galiso, marka sinada xukunkeeda waa dambi weyn oo cuquubo lagu mutaysto ninka iyo naagta aan guursanin adduunka waxay ku leeyihiin garbaasha hadday guursadaanna dhagax in lagu dilo, marka sinada ha u malaynin inay sahlan tahay, haddiiba ay is gaaraan labada gudniin sinada waad gashay shardi ma aha inaad biyabaxdo.

Laakin haddii naagta biyaha afkeeda ay kaaga keento ama gacanteeda taas waa dambi faaxisho ah oo axkaamta sinada aan qaadanaynin, waa dambi aad u foolxun, sinada ayuu kugu ridayaa.

Marka is ilaali oo ka fogow sinada iyo wixii kuu dhoweynaya:

Alle wuxuu yiri:

(وَلا تَقْرَبُوا الْفَوَاحِشَ مَا ظَهَرَ مِنْهَا وَمَا بَطَنَ)

(ha u dhowaanina faaxishooyinka (falalka nashaha daran)  wixii muuqda iyo wixii qarsiinba)

U laabo tafsiirka aayadda

 

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Exit mobile version