Site icon Daruur درور

Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah waxna barata Alhamdulilah Waxan ahay qof cafimaadka taqanaa Waana barta marka wll ma sameeyo wax siigo ah oo Gabar ayan ahay suno gud ah marka arko wax dareenkayga kiciya waa iska indho tira oo waka socda kuma sii mashquulo marka subaxi marka sokoco ama xili walba so koco qoyaan aya arka Aad uu badan Lkn biyo ah aan dhecan la socon marka waxas maxay yihin? Tankale marmar marka arko wax dareenka kiciya ano waxba isku sameyn biyo ayan isku arka maxay yihin asc?

Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan
Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan

Jawaabta:

Biyaha dhacaanka waa wax caadi ah gabdhaha ayay kasoo baxaan marka ay dareemaan kacsi ama ay ka fikiraan galmo ama ay arkaan wax kicinaya dareenkooda, marka ma aha wa jirro ah.

Way dhici kartaa gabadha marka ay hurdayso qalbigeeda inuu dareen leeyahay sida riyo iwm. oo ku saabsan kacsi marka sidaas ayaa dhici karto inuu usoo baxo qoyaanka.

Exit mobile version