Site icon Daruur درور

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya

Su’aasha:

ASC siigada wan joojiyay 15manta aya I ah intan aan sameynin lakin dibka iheysto aya ah dareen zaid ah iyo inan arag kalabi laahay dumarka ajnabiga ah malmahan wan soomayay lakin banaanka marka ubaxo haweenaydii iga hor imadaba wan fiiriya anigoo sooman khasatan dumarka soomaalida ah wad ogyihiin gabdhahena manta dhar kudagan OO nasahooda iyo dabadoobada sosarayo ayay xirtaan kama hadlayo dumarka Soomaalia joogo lakin qurbaha waxaan umaleyn dibkan inu igaso garay waagii aan soqangarayay iyan waxaan imid guuri maamo habartey ah marka waxaa joogtay gabar ay qaraabo yihiin gabar inan ah ayay aheyd OO Dheer OO caato ah waxay sameyn jirtay inay kursi kufarisato ayay gacanteyda bidixo bahlka lagali jirtay gorgorada intay kor usoyara qado diracana hoos udigto ayay far kamid ah faraheyda kudaligi jirtay siilkeeda dabcan si aan loo arkin ayay gooa kor kasari jirtay gacanteyda indhaha kor ayay utagi jirtay waxaan malaisdhihi kara siigo
Mida kale markay musqusha galayso gacanteyda ayay ku qaban jiray bahalkeda sida raago Okale maaqano kaadida miya kaso dadnaysay hada mudo 4 sano ah maarkin lakin waxyalihii ay hurdoan kufikira markasto mararka qaar anigo hurdo ayan riyo kuarka wan biyo baxa siden ku ilabi kara maxadse talo isinaysaan.

Gabar ay  habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya
Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya

Jawaabta:

Waxaa laga fahmayaa sheekada aad sheegtay inay gabadhaas kaalin weyn ka cayaartay dhaqanka aad ku dhaqmayso, xumaan ayay ku bartay, dhibkaas ayaa laga qaadaa isdhexgalka dadka ajnabiga kala ah, gabar iyo wiil oo walaalo aan ahayn in hal meel ay seexdaan hal guri ay isla joogaan, xumaan ayaa ka dhacayso. sheekooyinka xumaanta la gurayo sidan ayay ku dhacaan.

In badan ayaan kasoo hadalnay sida loo joojiyo siigada waxaas aad sheegtay waa siigo, waxaad isku ilaalin kartaa inaad ka fogaato xumaanta oo aad isku mashquuliso wixii wanaag ah, indhahaaga ka laabo dumarka oo ha eegin hablaha jirkooda.

Webka Daruur ayaad ka raadin kartaa sida looga joogsado fiirinta dumarka iyo siigada iyo fikirka.

Exit mobile version