Site icon Daruur درور

Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Su’aasha:

Asc hahda daruuro Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan oy cabsi dareemayso wayna ku soo noq noqotaa maxaa lagu fasiri karaaa vwll

Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan
Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay leedahay cadow badan oo dhinac walaba ka jooga marka riyada waa digniin ha iska ilaaliso dadka cadowga ah oo astaamo gaar ka muuqato, dadka aflagaadada u geysta ama yasaya ama ku jeesjeesaya oo iska dhigaya inay la kaftamayaan.

Masaska waxaa lagu fasiraa cadow daran iyo dadka xaasidka ah, aduunka waxaa ugu dhib badan dad kula sheekaysanayo oo kuu qoslaya cadowna kugu ah.

Exit mobile version