Gabar aan dhalay hooyadeeda la joogto fidra maka dhiibaa

Su’aasha:

Asc asxaabta media/waxaa rabaa in ay iiga jawaabtan gabar aan aniga dhalay oo hoyadeed la joogta fitrada maka dhiibi karaa mise hooyadeed ayaa ka dhiibi karta.

Gabar aan dhalay hooyadeeda la joogto fidra maka dhiibaa
Gabar aan dhalay hooyadeeda la joogto fidra maka dhiibaa

Jawaabta:

Gabadha fidradeeda adiga ayay kugu waajibaysaa, maadaama adiga aad tahay aabbaha dhalay, haddiiba adiga aad joogto adaa lagaa rabaa inaad ka dhiibto.

Haddii ay kugu dhahdo hooyada gabadha dhashay anaa ka dhiibaya waa caadi laakin asal ahaan adiga ayay waajib kugu tahay inaad ka bixiso fidrada ilmaha aad dhashay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More