Kaluunka guud ahaan wuxuu wataa vitamin xoojiya dareenka ninka iyo naagta taas waa la og yahay, marka waxaas hadday kuu keenayaan siigo oo aad doob tahay waxaa laga rabaa inaad iska dhaafto.
Guurka waa wax fiican haddii aad wax kale ka aamintay waxaa laga yaabaa inaad daawatay filimada galmada oo dumarka dhilooyinka ay wax kaste sameeyaan iyagana lagu sameeyo, taas waay kuu keeni kartaa mussibo oo ay ugu yar tahay inay xalaasha ku nacsiiso.
Sidaada hore waxaad ugu laaban kartaa inaad ka dheeraato xumaanta aad ku jirto.
Wiil kaa yar waa laga fiican yahay inaad guursato waxaa kugu habboon inaad guursato nin kula fac ah ama nin wax yar kaa weyn, ninka kaa yar markaad guursato waxaad dareemaysaa inuu kaa hooseeyo ood ka caqli badan tahay.