A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, gabdha xaaskayga aya isheegtay inay ku riyootay anigo galmo la sameenaya gabadh la qabo caruur leh o dariskeena ay iyada aad isku ya qaanin, marka bal riyaadan ino fasira idinko mahad san.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaada inay dareemayso cabsi xagaada ay ka qabto oo ay dareemayso kalinimo sidoo kale adigana digniin ayay kuu tahay riyada inaad ka fogaato wixii xumaan kuu keeni kara, galmada xaaska deriska riyada kuma fiicna waxay tilmaamaysaa akhlaaq xumo.