Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah’na beenalay
Su’aasha:
A S C, bahda daruur marka hore wxn idinku salaamaya salaan sare kadib su’aashan qabo waxa weeyan, gabadh xaas oo ninkeega khaayintay e nin kale xirir lasameesay kadib marku ninkeegu ku ogaaday khalad sameesay ay khaladkay sameesay ninkeega u qiratay iyo cafis ay weedisatay ninkeeguna cafiyay lkn haday gabadha xaaska ah been badan tahay ninkeegu side buu kalsooni ugu yeelan kara mahad sanid.
