Asc wllo waxan ku riiyooday anoo tahriibaya marka oo galay wadaamda Europe fasiirkeeda muxuu noqon kara.
Jawaabta:
Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaan karo noloshaada, xaalkaaga oo isu baddali doono si ka duwan sida aad hadda ku sugan tahay, marka hijrada ama safarka waa nolosha oo isbaddalaysa guud ahaan ma xuma oo ma aha riyo dhib wadata.