Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo Su'aalaha 4 years ago Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin lacag badan igu leh oo maxkamada sare iga soo dacweeyey balse reerka wiilka ayaa ii diifacaya ayagoo dhahaya ninkan waxbo kuma lihid. Deg deg iga soo jawab. Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo Jawaabta: Riyada maxkamada waxay tilmaamaysaa qofka inuu qaladaad ku jiro oo laga rabo inuu kasoo baxo, maxkamada waxay tilmaamaysaa dambi iyo ciqaabidda nafta iyo towbad guud ahaan waa digniin.