Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyooday aniga oo afkayga ka soo jiifay marba mid shan masas oo kii ugu dambeeyay aad ayuu u waynaa inuu igu kala hadho ayuu rabay lakiin waxaan ku guulaystay inaan soo jiido waana soo dhacay dhamaantoodna markay soo dhacaan way dhinteen oo meel kaliya ayaan is wada dul saaray waxanay ahayeen masas waweey in kasta oo xabada ugu dambaysay ugu wayneed aad.
