Site icon Daruur درور

Fasirka riyada jinka maxay tahay

Su’aasha:

Waxan ku riyoday anigo qof dilaya iyo sadex nin oo gaagaaban oo madaw
Iyo hooyaday iyo caruurtayadi oo jin galay iyo sadexda nin ee madmadow oo uu galay jinku ina eryanayanaya oo isleh fila.

Fasirka riyada jinka maxay tahay
Fasirka riyada jinka maxay tahay

Jawaabta:

Riyada si faacan uma caddeynin, laakin guud ahaan jinka marka lala dagaallamayo waxaa lagu fasiraa qofka inuu dadaal dheeraad ah ku jiro iyo halgan iyo shaqo.

Laakin riyada marka la fasirayo waa inay caddahay oo aay faahfaahsan tahay dhinac walba, marka hadda kaddib hadaad riyo soo qorayso si fiican u caddeey.

Exit mobile version